Thursday, October 15, 2009

Ogaden Youth Forum

OGADEN YOUTH FORUM.

Golaha Ogaden Youth Forum waa gole madaxbannaan oo ay isku bahaysteen qurba-joogta Ogaadeenya. Waxa uuGolahani aaminsan yahay, horumarka iyo madaxbannaanida Ogaadeenya, wuxuna iskaashi la sameeyaa Jaalliyadaha Ogaadeenya ee dalka dibaddiisa ku dhaqan iyo waliba ciddii kale ee danaysa dhibaatada uu gumaysigu ku hayo shacabka Ogaadeenya. Golahani wuxu rumaysanyahay in dadka u dhashay Soomaalida Ogaadeenya ee dibaduhu ay door ka ciyaari karaan xal u helida masiirka aayo katalinta Ogaadeenya.

No comments:

Post a Comment